HomeWararSawirro:-Faah faahin weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Sawirro:-Faah faahin weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo duhurnimadii Maanta oo Talaado ah lagu qaaday Kolonyo Gaadiidka AMISOM ah oo marayay duleedka Magaalada Muqdisho. Kolonyadan ayaa iyaga oo maraya meel aan ka fogeyn deegaanka Weydow ee duleedka Muqdisho waxaa la sheegay in lala beegsaday Gaari NOAH oo ay ka buuxeen waxyaabaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo duhurnimadii Maanta oo Talaado ah lagu qaaday Kolonyo Gaadiidka AMISOM ah oo marayay duleedka Magaalada Muqdisho.

Kolonyadan ayaa iyaga oo maraya meel aan ka fogeyn deegaanka Weydow ee duleedka Muqdisho waxaa la sheegay in lala beegsaday Gaari NOAH oo ay ka buuxeen waxyaabaha qarxa.

- Advertisement -

Weli lama cada khasaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas,waxana Warar ay ku qoreen baraha ay ku leeyihiin Internet-ka Al-Shabaab waxa ay ku sheegeen in in ay qaraxas la beegsaden Gaari ay saarnaayeen Saraakiil Cadaan ah.

Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanka Weeydoow ayaa waxa ay sheegeen in ay maqleen jugta qaraxaas, isla markaana Gawaarida AMISOM lala eegtay xili ay ka yimaadeen dhanka degmada Afgooye kuna soo jeedeen Magaalada Muqdisho.

Sikastaba Saraakiisha Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM weli kama hadlin qaraxaas.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts