HomeWararDhageyso:-Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeyb gashay Tartanka Kubadda Tennis-ka ...

Dhageyso:-Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeyb gashay Tartanka Kubadda Tennis-ka ee Dalalka Jaamacadda Carabta+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Naadiga Banaadir Sports Clup ayaa markii ugu horeysay Soomaaliya u mutelaya tartanka Kubadda Miiska (Table Tennis)  kaas oo ka socda Magaalada Beyruud ee dalka Lubnaan. Tartankan oo ah Horyaalka Wadamada Jaamacadda Carabta ayaa waxaa Soomaaliya ay Ciyaartay laba kulan oo labadaba laga badiyay. Gudoomiyaha Naadiga Banadir Sports Clup Abuukar Maxamed Sheekh oo ku sugan dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Naadiga Banaadir Sports Clup ayaa markii ugu horeysay Soomaaliya u mutelaya tartanka Kubadda Miiska (Table Tennis)  kaas oo ka socda Magaalada Beyruud ee dalka Lubnaan.

Tartankan oo ah Horyaalka Wadamada Jaamacadda Carabta ayaa waxaa Soomaaliya ay Ciyaartay laba kulan oo labadaba laga badiyay.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Naadiga Banadir Sports Clup Abuukar Maxamed Sheekh oo ku sugan dalka Lubnaan Wareysi kooban uu siiyay Dalsan waxa uu ku sheegay in ay horay u wada Ciyaareen Kooxo ka kala socday  Wadamada Aljeeriya iyo Lubnaan.

Waxa uu sheegay in ay rajo ka qabaan in labada Ciyaar oo ay Maanta la Ciyaari doonaan Wadamada Yaman  iyo Suudaan in ay guulo ka soo hooyaan.

Soomaaliya ayaa tartankaan waxa uu u yahay midkii ugu horeysay ee Heer Caalami ah oo ay ka qeyb gasho,waxaana uu noqonayaa Guul u soo hoyatay Shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

 

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Daawo Sawirrada

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts