HomeWararSomali Maraykan iyo Muwaadiniinta kale ee Maraykan ah oo ka dhoofay Muqdisho,...

Somali Maraykan iyo Muwaadiniinta kale ee Maraykan ah oo ka dhoofay Muqdisho, kadib, markii lagu amray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Radio Dalsan ayaa ogaaday in Muwaadiniinta  Maraykanka ee ka shaqeyn jirtey gudaha Muqdisho oo ay ku jiraan dhowr Somali-Maraykan inay ka ambabaxeen Somalia, kadib, markii uu Hawlgalka Maraykanka ee Somalia soo saareen Digniin dhinaca Socdaalka ah. Saraakiisha ka hawl-gasha Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in tiro badan  oo haysta Dhalashadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Radio Dalsan ayaa ogaaday in Muwaadiniinta  Maraykanka ee ka shaqeyn jirtey gudaha Muqdisho oo ay ku jiraan dhowr Somali-Maraykan inay ka ambabaxeen Somalia, kadib, markii uu Hawlgalka Maraykanka ee Somalia soo saareen Digniin dhinaca Socdaalka ah.

Saraakiisha ka hawl-gasha Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in tiro badan  oo haysta Dhalashadda Mareykanka ay maalmihii Isniinta iyo Talaadada u dhoofeen magaalladda Nairobi, iyadoo raacay Diyaaradaha u kireysan Hay’addaha  QM iyo kuwa kale ee Rakaabka.

- Advertisement -

Ambabaxa dadka haysta Dhalashada Maraykanka ayaa timid, kadib, markii Hawlgalka Maraykanka ee Somalia ay maalintii Sabtida ee la soo dhaafay ka digeen Khataro Cabsi aan la shaacinin oo ku soo fool leh Muwaadiniintooda ku nool magaalladda Muqdisho.

Si kastaba ha ahaatee, Somalia waxaa ku nool, kana shaqeysta tiro aan la xaqjiinin oo Muwaadiniin Maraykan ah, kuwaasi waxaa ka mid ah Madaxweyne Farmaajo, Wasiira, Ganacsato, Dhakhaatiir iyo kuwo u shaqeeya Hay’addaha Calaamiga ee fadhigoodu yahay Xeradda Xalane.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts