HomeWararFaah faahin dagaal ka dhacay duleedka degmada Balcad iyo khasaaraha ka dhashay

Faah faahin dagaal ka dhacay duleedka degmada Balcad iyo khasaaraha ka dhashay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa faah faahin dheeri ah laga helayaa weerar Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab Gelinkii dambe ee Maanta ku qaadeen deegaanada Basra iyo Daniga Baaloow ee duleedka degmada Balcad G/Shabeellaha Dhexe. Ciidamo ak tirsan kuwa milateriga Soomaaliya ayaa ku sugan deegaanka Basra waxaana weerarka kadib halkaasi ka bilaawday dagaal u dhaxeeyay ciidamada Dowladda iyo kuwa Al-Shabaab ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa faah faahin dheeri ah laga helayaa weerar Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab Gelinkii dambe ee Maanta ku qaadeen deegaanada Basra iyo Daniga Baaloow ee duleedka degmada Balcad G/Shabeellaha Dhexe.

Ciidamo ak tirsan kuwa milateriga Soomaaliya ayaa ku sugan deegaanka Basra waxaana weerarka kadib halkaasi ka bilaawday dagaal u dhaxeeyay ciidamada Dowladda iyo kuwa Al-Shabaab ee soo weeraray.
Dadka deegaanka Basro iyo deegaanada ku dhaw dhaw ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in dagaalka uu mudo saacado ah qaatay balse aysan ogeyn khasaaraha ka dhashay.

- Advertisement -

Wararka Caawa aan ka heleyno Basro iyo Daniga ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu ay degan tahay isla markaan weli halkaasi ay ku sugan yihiin Ciidanka dowladda halka Al-Shabaabkii soo weeraray ay dib uga laabteen.

Maalma ka hor ayay aheyd markii ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo aad u tira badan ay deegaanadaasi kala wareegen Al-Shabaab oo Bilihii u dambeysay ku sugnaa, waxaana haatan xaaladu tahay deegaanadii lagu dagaalmay mid deggan.

Wixii dagaalkaas ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts