HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Askarigii kufsiga iyo dhaawaca u geystay Gabar...

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Askarigii kufsiga iyo dhaawaca u geystay Gabar 16 Jir ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dowlad goboleedyada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Askariga ka tirsan Ciidamada Mamulkiisa ee falka kufsiga iyo dhaawaca isugu daray Gabar 16 Jir ah. Gaas oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in Puntland uu ka jiro Sharci iyo kala dambeyn  sidaas darteedna Askariga Maxkamad la horgeyn doono lana waafajin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dowlad goboleedyada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Askariga ka tirsan Ciidamada Mamulkiisa ee falka kufsiga iyo dhaawaca isugu daray Gabar 16 Jir ah.

Gaas oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in Puntland uu ka jiro Sharci iyo kala dambeyn  sidaas darteedna Askariga Maxkamad la horgeyn doono lana waafajin doono waxa uu muteysatay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu Maamulka Jubbaland uga mahadceliyay qaabka wanaagsan ee dadaalka ugu bixiyeen in Askarigaas oo ka soo baxsaday Boosaaso Gacanta loogu dhigo.

Askarigaan oo lagu Magacaabo Cabduqaadir Warsame ayaa Maalmo ka hor waxa uu fal Kufsi iyo dhaawac ah isugu daray Gabar 16 Jir ah oo aan Magaceeda qarinay haatana lagu daweynayo Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho.

Sidoo kale Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu hadal hayay arrinta ku adan falka dhaawaca iyo kufsiga ah uu geystay Askarigaas ka tirsan Ciidamada Badda Puntland.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts