HomeWararDhageyso:-Maamulka Puntland oo digniin u diray Soomaaliland

Dhageyso:-Maamulka Puntland oo digniin u diray Soomaaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Puntland ayaa haatan ka digaya in Maamulka Soomaaliland ay keenaan Sanaadiiqda doorashooyinka deegaanada qaar oo ay Maamulka Puntland maamulaan oo Olole ay ka bilaabeen Maamulka Soomaaliland. Cabdi Xersi Cali (Qarjab) Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Puntland in aysan dooneyn in Soomaliland deegaanadeeda ay ka sameyso doorashooyin. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa haatan ka digaya in Maamulka Soomaaliland ay keenaan Sanaadiiqda doorashooyinka deegaanada qaar oo ay Maamulka Puntland maamulaan oo Olole ay ka bilaabeen Maamulka Soomaaliland.

Cabdi Xersi Cali (Qarjab) Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland oo Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Puntland in aysan dooneyn in Soomaliland deegaanadeeda ay ka sameyso doorashooyin.

- Advertisement -

Waxa uu uga digay Soomaaliland in arrintaan aysan ku soo fududaan isla markaana Puntland ay diyaar u tahay in ay difaacato deegaanadeeda.

Waxa uu ugu baaqay in aysan horsed u noqon Soomaaliland in deegaanadaas uu dhiig ku daato.

Horay ayaa doorashooyin ka dhacayay deegaanada Soomaailand waxaa uu dagaal ku dhex maray Ciidamada labada Maamul taas oo hadda laga digayo.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Qarjab.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts