HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Maanta soo gaba gabeynaya booqashadiisii Wadamada Ciidamadu ay ka...

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Maanta soo gaba gabeynaya booqashadiisii Wadamada Ciidamadu ay ka joogaan Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo mudo dhowr maalmood ah dalka ka maqnaa ayaa la filayaa in uu Maanta dib ugu soo laabto Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa booqasho ku tegay Wadamada Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti uu hadda ku sugan yahay, kuwaas oo dhamaantood ay Ciidamo ka joogaan Gudaha Soomaaliya isla markaana ku howlgalla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo mudo dhowr maalmood ah dalka ka maqnaa ayaa la filayaa in uu Maanta dib ugu soo laabto Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa booqasho ku tegay Wadamada Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti uu hadda ku sugan yahay, kuwaas oo dhamaantood ay Ciidamo ka joogaan Gudaha Soomaaliya isla markaana ku howlgalla Magaca AMISOM.

- Advertisement -

Maalmihii uu ku sugnaa Wadamadaas ayuu Madaxda dalkaas waxa uu kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ay dowladda Soomaaliya qorsheysay.

Madaxweyne Farmaajo oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in uu ku guuleestay waxyaabihii uu kala hadlay Madaxdii uu la kulmay ee la dagaalanka Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts