HomeWararQaxooti Soomaali ah oo ku noolaa Yeman oo dib ugu soo laabtay...

Qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa Yeman oo dib ugu soo laabtay dalka

Date:

Related stories

Somali Forces Crush Al-Shabaab, 33 Militants Killed in Major Raid

Somalia's intelligence agency has delivered a major blow to Al-Shabaab, killing over 33 militants in a series of coordinated operations in the Middle Shabelle region, dismantling key hideouts and logistical networks.

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

134 Qaxooti Soomaali ah ayaa xalay soo gaaray Dekedda magaalladda Berbera, kadib, markii ay dib uga soo laabteen dalka Yemen.

Hadal ka soo baxay Hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM ayaa sheegtay inay Dowladda Maraykanka iyo Hay’addaha UNHCR iyo IOM iska kaashadeen Kharajka dib loogu soo celinayey Qaxootigaasi.

Dooni ay la socdeen Qaxootigaasi ayaa ka soo ambabaxday Dekedda magaalladda Cadan ee Koonfurta Yemen, waxayna soo gaareen Dekedda magaalladda Berbera ee Maamulka Somaliland.

Qaxootigaasi waxay kala ahaayeen 73 rag iyo haween iyo 61 carruur ah, kuwaasi oo iskooda u go’aansaday inay dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo.

Dhinaca kale, Tan iyo bishii November ee sannadkii hore, 1,845 Qaxooti Soomaali ku noolaa Yeman ayaa iskooda u go’aansaday inay dib ugu soo laabtaan dalkodoa Hooyo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories