HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Maanta soo gaba gabeynaya booqashadiisii Wadamada Ciidamadu ay ka...

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Maanta soo gaba gabeynaya booqashadiisii Wadamada Ciidamadu ay ka joogaan Soomaaliya

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo mudo dhowr maalmood ah dalka ka maqnaa ayaa la filayaa in uu Maanta dib ugu soo laabto Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa booqasho ku tegay Wadamada Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti uu hadda ku sugan yahay, kuwaas oo dhamaantood ay Ciidamo ka joogaan Gudaha Soomaaliya isla markaana ku howlgalla Magaca AMISOM.

Maalmihii uu ku sugnaa Wadamadaas ayuu Madaxda dalkaas waxa uu kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ay dowladda Soomaaliya qorsheysay.

Madaxweyne Farmaajo oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in uu ku guuleestay waxyaabihii uu kala hadlay Madaxdii uu la kulmay ee la dagaalanka Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories