HomeWararSawirro:-Dab Khasaaro dhaliyay oo Caawa ka kacay Magaalada Boosaaso

Sawirro:-Dab Khasaaro dhaliyay oo Caawa ka kacay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in uu dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Mid ka mid ah Xaafadaha Magaaladaasi Boosaaso. Debkaan oo aan weli la ogeyn waxyaabaha sababay ayaa qabsaday Kaalin shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla Xaafada lagu Magacaabo New Boosaaso gaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in uu dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Mid ka mid ah Xaafadaha Magaaladaasi Boosaaso.

Debkaan oo aan weli la ogeyn waxyaabaha sababay ayaa qabsaday Kaalin shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla Xaafada lagu Magacaabo New Boosaaso gaar ahaan laanta Afar-Irdoodka.

- Advertisement -

Waxaa la sheegay in debka uu markii hore ka bilaawday Kaalin Magaceeda loo soo gaabiyay CCC,isla markaana khasaaro hantiyeed uu geestay.

Debka ayaa weli Goobo horelah ku sii faafaya waxaana sidoo kale socda gurmadyo kala duwan oo ay wadaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Magaalada Boosaaso ee Puntland.

Sidoo kale Shacabka ayaa iyana dhankooda waxa ay wadaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen deminta debkaas.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Debka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts