HomeWararDhageyso:-Gudoomiye Thaabit oo Shacabka ka dalbaday kala Shaqeynta Amniga

Dhageyso:-Gudoomiye Thaabit oo Shacabka ka dalbaday kala Shaqeynta Amniga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in dadka Soomaalyeed ay heestaan dhowr fursadood oo ay ku badbaadin karaan qarankooda isla markaana ay uga Shaqeyn karaan amniga dalka. Thaabit ayaa soo hadal qaday dhowr fursadood oo uu sheegay in ay wajib tahay in dadka Soomaaliyeed gaar aahan kuwa Muqdisho watign u banana. “”Dadka Soomaaliyeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in dadka Soomaalyeed ay heestaan dhowr fursadood oo ay ku badbaadin karaan qarankooda isla markaana ay uga Shaqeyn karaan amniga dalka.

Thaabit ayaa soo hadal qaday dhowr fursadood oo uu sheegay in ay wajib tahay in dadka Soomaaliyeed gaar aahan kuwa Muqdisho watign u banana.

- Advertisement -

“”Dadka Soomaaliyeed waxa u yaalla dhowr fursadood oo dadka kale ay ay uga dwuan yihiin sida, dhiiranaan geesinimo, Bani’aadanimo, islaanimo iyo dhalinayaranimo ayuu yiri Gudoomiye Thaabit”

Sidoo kale wax uu sheegay in dahlinayarda Soomaaliyeed lag doonayo badbaado qaran muhiimna ay tahay in aysan qarin kuwo uu sheegay in falal amnidari ay wadaan kuna dhex dhuunta sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Thaabit

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts