HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo Saacadaha soo socda ku wajahan dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Saacadaha soo socda ku wajahan dalka Turkiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka, Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa inuu maanta u ambabaxo dalka Turkiga, isagoo booqasho 3 maalmod ah ku joogi doona dalkaasi. Waxa u qorsheysan inuu kulan la yeesho dhigiisa dalka Turkiga, Binali Yildirim iyo Madax kale, waxayna ka wada hadli doonaan  sidii loo xoojin lahaa Xiriirka Labada Dal iyo in la kordhiyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka, Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa inuu maanta u ambabaxo dalka Turkiga, isagoo booqasho 3 maalmod ah ku joogi doona dalkaasi.

Waxa u qorsheysan inuu kulan la yeesho dhigiisa dalka Turkiga, Binali Yildirim iyo Madax kale, waxayna ka wada hadli doonaan  sidii loo xoojin lahaa Xiriirka Labada Dal iyo in la kordhiyo Taaheeradda ay Turkiga ka siiyaan DFS dhinacyada Siyaasadda, Ammaanka, Dib-u-dhiska Ciiddamadda, Samafalka iyo Horumarka.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Kheyre waxaa kaloo lagu wadaa inuu soo booqdo dadka Soomaalida ee lagu daawaynayo Isbitaalladda dalkaasi.

Ilaa 35 Bukaan oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qarixii Zoope ayaa lagu daaweynayaa Isbitaalo ku yaalla Turkiga.

Dhinaca kale, Xiriirka Dowladaha Turkiga iyo Somalia ayaa sii xoogeystay tan iyo wixii ka dambeeyey, markii uu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan booqashada ku yimid Somalia sannadkii 2011-kii, xilligaasi oo ay Macluul Daran ka jirtay qeybo ka mid ah dalkeenna.

- Advertisement -

Bishii la soo dhaafay. Dowladda Turkiga waxay magaalladad Muqdisho ka hirgelisay  Saldhig Milliteri oo lagu tababari doono Ciiddanka DFS.

Saldhigaasi oo ah kan ugu weyn ee ay Turkiga ku leeyihiin Caalamka, ayaa waxaa dhismihiisa lagu kharaj gareeyey lacag dhan 50-million oo Dollar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts