HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo dhac ka geystay Jarmalka oo la baadi-goobayo

Muwaadin Soomaaliyeed oo dhac ka geystay Jarmalka oo la baadi-goobayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

C/llaahi Saciid Xersi oo degganaa Waqooyiga magaalladda London ayaa lagu eedeynayaa inuu ku lug lahaa dhac hubeysan oo sannadkii 2009-kii loo geystay Suuq-weyne (Super Market) ku yaalla dalka Jarmalka. Boliska London ayaa sheegay in Eedeysanaha oo 30-jir ah laga doonayo Jarmalka doorkii uu ku lahaa dhaca loo geystay Supermarket-ka oo la sheegay in laga qaatay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

C/llaahi Saciid Xersi oo degganaa Waqooyiga magaalladda London ayaa lagu eedeynayaa inuu ku lug lahaa dhac hubeysan oo sannadkii 2009-kii loo geystay Suuq-weyne (Super Market) ku yaalla dalka Jarmalka.

Boliska London ayaa sheegay in Eedeysanaha oo 30-jir ah laga doonayo Jarmalka doorkii uu ku lahaa dhaca loo geystay Supermarket-ka oo la sheegay in laga qaatay lacag dhan 15,000 oo EURO.

- Advertisement -

Boliska waxay kaloo sheegeen in markii ugu dambeysay Eedeysanaha lagu arkay Degmadda Hendon bishii March 23-dii ee sannadkan, lana rumeysan yahay inuu xiriir la leeyahay qeybo ka mid ah Deegaano ku yaalla K/Bari ee Gobalka England.

Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Taliska Adeegga Guud ee Boliska London (Met Police) ayaa u sheegay Shabakadda Wararka ee getwestlondon in laga yaabo inuu Eedeysanaha isticmaalayo magacyo kala duwan si aan loo aqoonsanin.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts