HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Gaas”Waan aqbalnay Gogoshii uu nagu Casuumay Madaxweyne Farmaajo”

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas”Waan aqbalnay Gogoshii uu nagu Casuumay Madaxweyne Farmaajo”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Maanta dib ugu  laabtay Magaalada Garoowe kadib markii xalay uu ku hoyday Jowhar kana qeyb galay Caleemo Saarkii Madaxweyaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare. Gaas,ayaa isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Garoowe kadib markii uu soo dhaweeyay Wafdi ka socda Dowladda federaalka Soomaaliya oo ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Maanta dib ugu  laabtay Magaalada Garoowe kadib markii xalay uu ku hoyday Jowhar kana qeyb galay Caleemo Saarkii Madaxweyaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Gaas,ayaa isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Garoowe kadib markii uu soo dhaweeyay Wafdi ka socda Dowladda federaalka Soomaaliya oo ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari Gudoomiyaasha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Abshir Bukhaari ayaa hadalkaas sheegay.

- Advertisement -

Cabduweli Gaas oo sidoo kale ah gudoomiyaha ay doorteen Madasha ay ku mideysan yihiin Madaxda dowlad Goboleedyada ayaa sheegay in ay aqbaleyn codsigii uu u soo gudbiyay Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in 28 bishaan ay ka soo qeyb galaan shir wadatashi ah kaas oo ka dhacaya Magaalada Muqdisho.

Hoos ka dhageyso Codka Madaxweyne Gaas.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts