HomeWararDhageyso:-Goobaha Ganacsi ee Magaalada Baydhabo oo xiran iyo banaanbax ka dhacaya

Dhageyso:-Goobaha Ganacsi ee Magaalada Baydhabo oo xiran iyo banaanbax ka dhacaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saacadaha nasoo aadan ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay uu ka dhaco banaanbax loogu baroor diiqayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho. Inta badan Shacabka Magaalada Baydhabo ayaa ka qeybgeli doono banaanbaxyada, waxaana saakay xiran Goobaha Ganacsiga Magaalada Baydhabo. Qof ka mid ah dadka ku nool Magaalada Baydhabo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadaha nasoo aadan ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay uu ka dhaco banaanbax loogu baroor diiqayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Inta badan Shacabka Magaalada Baydhabo ayaa ka qeybgeli doono banaanbaxyada, waxaana saakay xiran Goobaha Ganacsiga Magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Qof ka mid ah dadka ku nool Magaalada Baydhabo ayaa u sheegay Radio Dalsan in haatan uu socdo diyaar garoowgii u dambeeyay isla markaana shucuurtooda ay Maanta muujin doonaan.

Muqdisho, Baydhabo iyo Baladweyne ayuu Maanta banaanbaxa ka dhici doonaa, waxana horay silamid ah uu uga dhacay Magaalooyin badan oo dalka ka mid ah.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga qof ka mid ah Shacabka Baydhabo

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts