HomeWararSawirro:-Puntland oo Dekadda Boosaaso ku wareejisay Shirkada DP-World

Sawirro:-Puntland oo Dekadda Boosaaso ku wareejisay Shirkada DP-World

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Puntland ayaa Khamiistii manta wareejiyay Dekedda Boosaaso, waxaana lagu wareejiyey Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta ee lagu magacaabo P & O oo qeybka ah shirkada weyn ee DP WORLD. Munaasabada  lagu wareejinayey heshiiskaas ayaa ka dhacday magaalada Boosaaso, waxaana ka qeybgalay wasiiro katirsan  Puntland iyo Madaxda DP WORLD. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa Khamiistii manta wareejiyay Dekedda Boosaaso, waxaana lagu wareejiyey Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta ee lagu magacaabo P & O oo qeybka ah shirkada weyn ee DP WORLD.

Munaasabada  lagu wareejinayey heshiiskaas ayaa ka dhacday magaalada Boosaaso, waxaana ka qeybgalay wasiiro katirsan  Puntland iyo Madaxda DP WORLD.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saxiixay heshiiska dhismaha iyo dibu habeynta dekeda magaalada Boosaaso, kaas oo ku kacaya lacag dhan  336Malyan oo Dollar, waxaana la dhisayaa Deked cusub oo dhererkeedu yaahy 450M.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Munaasabada Wareejinta

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts