HomeWararDhageyso:-Xaaf oo ku laabtay Cadaado baaqna u diray Shacabka Galmudug+Sawirro

Dhageyso:-Xaaf oo ku laabtay Cadaado baaqna u diray Shacabka Galmudug+Sawirro

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Waxaa maanta Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug dib ugu laabtay Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf kaas oo Kismaayo kaga qeyb galay shirkii Madaxda dowlad goboleedyada ee shalay lagu soo afmeeray halkaas. Xaaf, ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay xildhibaano ka tirsan kuwa Galmudug, xubno ka tirsan Golha Wasiirada iyo […]

- Advertisement -

Waxaa maanta Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug dib ugu laabtay Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf kaas oo Kismaayo kaga qeyb galay shirkii Madaxda dowlad goboleedyada ee shalay lagu soo afmeeray halkaas.

Xaaf, ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay xildhibaano ka tirsan kuwa Galmudug, xubno ka tirsan Golha Wasiirada iyo qaar ka mid ah Shacabka ku nool Magaalada Cadaado.

- Advertisement -

Soo dhaweyn kadib Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in shirkii uu uga qeyb galay kismaayo qodobadii ka soo baxay ay noqon doonaan kuwa Shacabka Soomaaliyed lagu badbaadin doono.

Sidoo kale waxa uu kula dardaarmay xildhibaanada iyo Shacabka Galmudug in ay ka qeyb qaataan dejinta xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xaaf kana Daawo Sawirrada

- Advertisement -

CODKA XAAF

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories