HomeWararDhageyso:-Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ku hanjabay in ay bilaabayaan qorsho ka...

Dhageyso:-Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ku hanjabay in ay bilaabayaan qorsho ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Ciidamada Xoogga dalka ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ciise oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in marwalba ay Al-Shabaab ay ku dhaqaaqaan falal lidi ku ah dhanka amniga kuwaas oo awoodooda ay iska yartahay sida uu sheegay. Waxa uu sheegay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay haatan u diyaarsan yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciidamada Xoogga dalka ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ciise oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in marwalba ay Al-Shabaab ay ku dhaqaaqaan falal lidi ku ah dhanka amniga kuwaas oo awoodooda ay iska yartahay sida uu sheegay.

Waxa uu sheegay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay haatan u diyaarsan yihiin howlgal ka dhan ah Al-Shabaab isaga oo arrimahaas ka hadlayay ayaa waxa uu yiri.

- Advertisement -

“Insha Allaah qarax ay jid ku gubaan iyo rasaas yar ay ku furaan gawaarida Shaqadeena uma joogsaneynso waxana noo balan ah in jidwalba ay galaan aan Al-Shabaab uga dabageli doono ilaa aan mgaalooyinka dhan aan ka saarno ayuu yiri Maxamed Ciise Afhayeenka Ciidamada ee Shabeellaha Hoose”

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeena

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts