HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku wajahan dalka Suudaan

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku wajahan dalka Suudaan

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Sooamaliya ayaa Maanta lagu wadaa in uu dalka ka ambaabxo isaga oo ku sii jeeda Caasimadda dalka Suudaan ee Magaalada Khartuum. Booqashadan uu ku tegayo Suudan ayaa la sheegay in ay tahay mid uu Casuumaad kaga helay Hoggamiyaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir,waxaana safarka ku wehlin doona xubno […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Sooamaliya ayaa Maanta lagu wadaa in uu dalka ka ambaabxo isaga oo ku sii jeeda Caasimadda dalka Suudaan ee Magaalada Khartuum.

Booqashadan uu ku tegayo Suudan ayaa la sheegay in ay tahay mid uu Casuumaad kaga helay Hoggamiyaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir,waxaana safarka ku wehlin doona xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliya iyo Mareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabdi dhuux iyo xubno kale.

- Advertisement -

Markii uu tago Sudaan ayaa waxa uu kulan la qaadaan doonaa Madaxweyne Al-Bashiir,iyaga oo ka wada hadli doona xiriirka labada dal iyo sidoo kale arrimo farabadan oo ku sabsan xaalada dalka Soomaaliya.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya ayaa todobaad ka hor waxa uu booqashadii Saddexaad uu ku tegay dalka Sacuudiga tan iyo markii Madaxweyne loo doortay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts