HomeWararDEG DEG:-Taliyaashii Ciidamada Nabad-Sugida iyo Booliiska Xamarweyne oo xilalkii laga qaaday Xabsigana...

DEG DEG:-Taliyaashii Ciidamada Nabad-Sugida iyo Booliiska Xamarweyne oo xilalkii laga qaaday Xabsigana la dhigay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib markii Maanta jawaab laga sugayay Wasaarada amniga Soomaaliya tas oo ku saabsaneyd dilkii dhawaan degmada Xamarweyne loogu geestay Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka iyo Wiil ay dhashay Gudoomiyaha Ururkaas. Arrinatan ayaa waxaa goordhow ku dhawaaqay Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo Goordhow Saxaafada kula hadlayay Dugsiga tababarka Ciidanka Booliiska ee Jenaraal Kaahiye. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Maanta jawaab laga sugayay Wasaarada amniga Soomaaliya tas oo ku saabsaneyd dilkii dhawaan degmada Xamarweyne loogu geestay Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka iyo Wiil ay dhashay Gudoomiyaha Ururkaas.

Arrinatan ayaa waxaa goordhow ku dhawaaqay Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo Goordhow Saxaafada kula hadlayay Dugsiga tababarka Ciidanka Booliiska ee Jenaraal Kaahiye.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiishaan waxaa lala xiray 12 Askari oo xiligii uu falka dhacayay ku sugnaa Goobta isla markaana Shaqada lahaa.

 

Shacabka soomaliyeed ayaa ka dhursugayay jawaabta Wasaarada amniga kadib dilkaas markii khamiistii la soo dhaafay uu Wasiirka amniga sheegay in kiiskaas dad ay xilkooda ku weyn doonaan ama uu iscasili doono

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts