HomeWararCiidamo ka tirsan Amisom oo qarax lagula eegtay Shabeellaha Hoose

Ciidamo ka tirsan Amisom oo qarax lagula eegtay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah fahino dheeraad ah ayaa ka soo bxay Qarax Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM lagula eegtay qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose Gelinkii dambee Manta. Kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ayaa qarax Miinada nooca dhulk aaso ah loo dhigay xili ay marayeen inta u dhaxeysa degmooyinka Baraawe iyo Buula Mareer […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah fahino dheeraad ah ayaa ka soo bxay Qarax Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM lagula eegtay qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose Gelinkii dambee Manta.

Kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ayaa qarax Miinada nooca dhulk aaso ah loo dhigay xili ay marayeen inta u dhaxeysa degmooyinka Baraawe iyo Buula Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose sida ay sheegeen dad Gooobjoogayaal ah.

- Advertisement -

Weli lama cadeyn khasaaraha rsmiga ah ee ka dhashay qaraxaas lala eegtay Ciidamada AMISOM, bale War ay ku soo qoreen Al-Shabaab baraha ay ku leeyihiinInternet-ka ayaa waxa ay ku sheegeen in qaraxaas uu ku geeriyooday hala Askari sidoo kalena Gaari uu ku gubtay.

Majiraan Warar madaxbaanan oo xaqiijinaya sheegashada Al-Shabaab eek u dan in qaraxaas uu ku geeriyooday skari ka tirsan Ciidamada AMISOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts