HomeWararDhageyso:-Taliska Booliiska Boorama oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacay Magaaladaas

Dhageyso:-Taliska Booliiska Boorama oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacay Magaaladaas

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Maamulk Soomaaliland waxaa saakay uu dagaal kooban ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaliland iyo dad Shacab ah oo ku noolaa Magaaladaas. Arrintaan ayaa salka ku heysay kadib markii laba qoys oo ka mid ah dadka ku nool Magaalada Boorama ay isku qabsadeen dhul halkaasi ku yaalla, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Maamulk Soomaaliland waxaa saakay uu dagaal kooban ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaliland iyo dad Shacab ah oo ku noolaa Magaaladaas.

Arrintaan ayaa salka ku heysay kadib markii laba qoys oo ka mid ah dadka ku nool Magaalada Boorama ay isku qabsadeen dhul halkaasi ku yaalla, waxaana Shaqaaqadaas ku dhaawacmay laba Ruux oo ka mid ah dadkii isku heesta dhulkaas.

- Advertisement -

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Awdal oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in markii ay soo kala dhexgaleen Shaqaaqadii ka dhacay Magaalada Booramo ay Booliiska soo rasaaseeyeen Kooxo Burcad balse dqiiqado kadib qaar ka mid ah Burcadaas ay Gacanta ku digeen.

Waxa uu ugu dambeyn ugu baaqay Shacabka ku nool Magaalada Boorama in ay ciidamada kala Shaqeeyan Sugida dahnka amniga.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Booliiska Gobolka Awdal

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts