HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay in laga qeyb qaato dagaalka ka dhanka...

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland oo ugu baaqay in laga qeyb qaato dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

adaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kula kulmay Saraakiisha Ciidamada, Waxgaradka iyo Bulshada magaaladaasi ku nool, kulankaasna waxaa looga hadlay guud ahaan xaaladda amaan ee Deegaanada Puntland. Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka hadlay muhiimadda ay  leedahay in meel looga soo wada jeesto hadaf midaysana laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

adaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kula kulmay Saraakiisha Ciidamada, Waxgaradka iyo Bulshada magaaladaasi ku nool, kulankaasna waxaa looga hadlay guud ahaan xaaladda amaan ee Deegaanada Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka hadlay muhiimadda ay  leedahay in meel looga soo wada jeesto hadaf midaysana laga yeesho cadowga Ummadda Soomaaliyeed ee Al-shabaab, isagoo xusay in Puntland diyaar u tahay qorshe kasta  oo lagu afjarayo  Argagixisada kasoo horjeeda jiritaanka Soomaalinimada.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa sheegay  in shacabka  looga baahan yahay isku duubni iyo inay ka midaysnaadan  wax kasta oo lasoo dersa, si loo soo gebagebeeyo fikirka Xagjirnimada ah ee burburinta ku saleysan.

Dhanka kale Nabadoonada iyo Waxgaradka Madaxweynaha Puntland uu la kulmay ayaa balanqaaday inay diyaar u yihiin kana midaysan yihiin wax kasta oo dhankooda looga baahdo, iyagoo  Maamulka uga mahad celiyey mashaariicaha horumarineed ee ay wadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts