HomeCaalamkaSacduudiga oo sheegay in Kooxda Daacish uu ka fashiliyay qaraxyo ay fulin...

Sacduudiga oo sheegay in Kooxda Daacish uu ka fashiliyay qaraxyo ay fulin lahaayeen

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wakaalladda Wararka u faafisa Sacuudiga ee SPA ayaa saakayto baahisay inay Ciiddanka Ammaanka fashiliyeen qaraxyadaasi oo lala maaganaa Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Riyadh.. Qoraalka ayaa lagu sheegay in la xiray 2 nin oo u dhashay dalka Yemen oo fulin lahaa Qaraxyadaasi iyo 2 kale oo Sacuudiyaan ah. Dhinaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka u faafisa Sacuudiga ee SPA ayaa saakayto baahisay inay Ciiddanka Ammaanka fashiliyeen qaraxyadaasi oo lala maaganaa Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Riyadh..

Qoraalka ayaa lagu sheegay in la xiray 2 nin oo u dhashay dalka Yemen oo fulin lahaa Qaraxyadaasi iyo 2 kale oo Sacuudiyaan ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ilo dhinaca Ammaanka ayaa u sheegay Wakaalladda REUTERS  in Eedeysanayaasha xiriir la lahaayeen dalal kale oo aan la magacaabin iyo Kooxda Akhwaanul-muslimiinka Masar,isla markaana doonayeen inay wax u dhimanaa Deganaanshaha Sacuudiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts