HomeCaalamkaSawirro:-Midowga Europe oo tababar siiyay Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Sawirro:-Midowga Europe oo tababar siiyay Ciidamo ka tirsan kuwa Badda Soomaaliya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciiddamo ka socda Ciiddanka Badda ee Midowga Europe waxay Ciiddanka Boliska Somalia ugu qaabilsan Ilaalinta Badda tababar ku siiyeen meel ka baxsan Xeebta magaalladda Muqdisho. Badmaaxiin la socotay Maraakiibta Dagaalka ee ITS Fasan iyo ESPS Rayo ayaa bixiyey Tababarkaasi oo looga dan lahaa sidii loo xoojin lahaa Ammaanka Baddaha Somalia iyo in laga hortago Burcad-baddeeda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddamo ka socda Ciiddanka Badda ee Midowga Europe waxay Ciiddanka Boliska Somalia ugu qaabilsan Ilaalinta Badda tababar ku siiyeen meel ka baxsan Xeebta magaalladda Muqdisho.

Badmaaxiin la socotay Maraakiibta Dagaalka ee ITS Fasan iyo ESPS Rayo ayaa bixiyey Tababarkaasi oo looga dan lahaa sidii loo xoojin lahaa Ammaanka Baddaha Somalia iyo in laga hortago Burcad-baddeeda ka qowleysata Deegaanadda Xeebta leh ee Somalia.

- Advertisement -

War qoraal oo ka soo baxay Hawlgalka EU-da ee Somalia ayaa lagu sheegay in Ciiddanka ka qeyb galay Tababarkaasi la baray qaabka Ilaalaynta Baddaha iyo sida loo baaro Maraakiibta looga shakiyo inay ku hawlan yihiin Burcad-baddeednimo iyo kuwa kale ee wada dhaqdhaqaaqyadda aan sharciga ahayn.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts