HomeCaalamkaGolaha Ammaanka ee QM oo Kulan ka yeelanaya Tacadiga lagu hayo Muslimiinta...

Golaha Ammaanka ee QM oo Kulan ka yeelanaya Tacadiga lagu hayo Muslimiinta dalka Myanmar

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Dowladaha Britain iyo Sweden ayaa ka codsaday Golaha Ammaanka ee QM inay Kulan Albaabadda u xiran isugu yimaadaan maalinta berrito, si ay uga hadlaan xaalladda ka sii daraysa ee  lagu hayo Muslimiinta ku nool Gobalak Rakhine ee W/galbeed ee dalka Myanmar.

Danjiraha Britain u jooga Xarunta QM ayaa u sheegay Weriyayaasha inuu Kulankaasi noqon doono mid Khaas ah, iyadoo 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ka walaacsan yihiin Qaxootiga Muslimiinta ROHINGYA ee doonaya inay ka cararaan Gobalka Rakhine, si ay u gaaraan dalka Bangaladesh

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories