HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo Maxkamad lagu soo taagay dalka Imaaraadka Carabta

Muwaadin Soomaaliyeed oo Maxkamad lagu soo taagay dalka Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Burcad ka kooban 5 nin ayaa la soo taagay Maxkamad Heerka 1-aad ee magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka, kuwaasi oo lagu eedeynayo inay geysteen dhac hubeysan. Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay kala yihiin 2 u dhalatay Imaaraadka, Nin Somali ah iyo mid Yemeni ah, kuwaasi oo la sheegay inay bishii July 3-dii ee sannadkan jabsadeen […]

- Advertisement -

Burcad ka kooban 5 nin ayaa la soo taagay Maxkamad Heerka 1-aad ee magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka, kuwaasi oo lagu eedeynayo inay geysteen dhac hubeysan.

Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay kala yihiin 2 u dhalatay Imaaraadka, Nin Somali ah iyo mid Yemeni ah, kuwaasi oo la sheegay inay bishii July 3-dii ee sannadkan jabsadeen Guri Villa ah oo ku yaalla Deegaanka Al-gahuud.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay dhaceen Sacaado Qaaliga ah, Dahab, Jeegaga Lacagta, Dukumentiyo, Kitaab Qur’aan ah oo lagu qoray Far guri, Qalab-dhaqameed iyo hanta kale oo lagu qiimeeyey 35 million ee Dirham-ka Imaaaraadka.

Qoraal loo gudbiyey Maxkamadda ayaa lagu sheegay inay Eedeysanayaasha isugu sheegeen Waardiyihii Gurigaasi inay yihiin Boolis, ka hor intaysan Waardiyaha qol ku xabisin.

3 ka mid ah Eedeysanayaasha waxay beeniyeen inay ku lug lahaayeen dhacaasi, balse Eedeysanihii 4-aad ayaa Garsooraha u sheegay inay iyaga ku wehliyeen dhacaasi.

- Advertisement -

Milkiilaha guriga la dhacay oo ah Ganacsade u dhashay Imaaraadka  waxa uu ku dooday ay in qalabka laga dhacay ay ku jireen 300 oo Sacaado qaalli ah, oo uu ku qiimeeyey 20 million oo Dirham.

Dhinaca kale, Xeer-beegtida Maxkamadda darajadda 1-aad ee Dubai waxay dib u dhigtay dhegeysiga Dacwadaasi ilaa bisha soo socoto ee October

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories