HomeCaalamkaAlshabaab oo Sarkaal Kenyan ah ku dilay magaalladda Laamu

Alshabaab oo Sarkaal Kenyan ah ku dilay magaalladda Laamu

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ugu yaraan hal Sarkaal oo ka tirsan Boliska Kenya ayaa geeriyooday, kadib, markii ay miino la kacday Gaari ay lahaayeen Boliska dalkaasi oo marayey Tuulladda Mararani ee duleedka magaalladad Laamu. Taliyaha Boliska Gobalka Xeebta, Larry Kieng ayaa xaqiijiyey inay Alshabaab ka dambeeyeen qaraxaasi oo uu hal Sarkaal ku geeriyooday, 2-kalena ku dhaawacmeen. Waxa uu intaasi […]

- Advertisement -

Ugu yaraan hal Sarkaal oo ka tirsan Boliska Kenya ayaa geeriyooday, kadib, markii ay miino la kacday Gaari ay lahaayeen Boliska dalkaasi oo marayey Tuulladda Mararani ee duleedka magaalladad Laamu.

Taliyaha Boliska Gobalka Xeebta, Larry Kieng ayaa xaqiijiyey inay Alshabaab ka dambeeyeen qaraxaasi oo uu hal Sarkaal ku geeriyooday, 2-kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in la la’ yahay 5-Askari, kadib, markii la qarxiyey Gaari ay la socdeen 12-Askari.

Dhinaca kale, Boliska Kenya ayaa rumeysan inay Alshabaab bedeleen Xeelladii Dagaalka, isla markaana ay Hawlgalo miino la beegsadaan Gaadiidka Ciiddanka Kenya ee ku safra qeybo ka mid ah Goballadda W/bari iyo Xeebta ee dalkaasi iyo Deegaanadda ku teedsan Xadka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories