HomeCaalamkaDowladda Masar oo ka hadashay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Degmadda Beled-Xaawo

Dowladda Masar oo ka hadashay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Degmadda Beled-Xaawo

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Masar ayaa lagu sheegay inay cambaareynayaan weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Beled-xaawo, laguna dilay ku-dhawaad 10-Askari oo ka tirsanaa Ciiddanka DFS. Qoraalka waxaa lagu sheegay inay Jamhuuriyadda Carabta ee Masar garab taagan yihiin Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed Dib-u-dhiska Hay’adaha Dowladda iyo […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Masar ayaa lagu sheegay inay cambaareynayaan weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Beled-xaawo, laguna dilay ku-dhawaad 10-Askari oo ka tirsanaa Ciiddanka DFS.

Qoraalka waxaa lagu sheegay inay Jamhuuriyadda Carabta ee Masar garab taagan yihiin Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed Dib-u-dhiska Hay’adaha Dowladda iyo soo-celinta Ammaanka iyo Deganaanshaha ee dalka Somalia.

- Advertisement -

Aroornimadii hore ee Isniintii shalay ayaa Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku bilaawday qarax Ismiidamin ah ku qaadeen degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo iyada oo la sheegay in mudo Saacado ah heesteen walow markii dambe ay isaga baxeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories