HomeCaalamkaKenya oo sheegtay in la burburiyey Saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen Kaymaha...

Kenya oo sheegtay in la burburiyey Saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen Kaymaha Boni

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay inay burburiyeen 3 Xero oo ay Alshabaab ku lahaayeen Deegaanka Lango La Simba oo ku yaalla Galbeedka Laamu. Agaasimaha Hawlgalka Linda Boni, Jospeh Kanyiri ayaa sheegay inay Alshabaab u isticmaali jireen Xeryahaasi inay weeraro ku qadaaan gaadiidka Ciiddanka ee isticmaala jidka isku xira Lamu-Gamba-Garsen. Bishii August 2-dii ee sannadkan, […]

- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay inay burburiyeen 3 Xero oo ay Alshabaab ku lahaayeen Deegaanka Lango La Simba oo ku yaalla Galbeedka Laamu.

Agaasimaha Hawlgalka Linda Boni, Jospeh Kanyiri ayaa sheegay inay Alshabaab u isticmaali jireen Xeryahaasi inay weeraro ku qadaaan gaadiidka Ciiddanka ee isticmaala jidka isku xira Lamu-Gamba-Garsen.

- Advertisement -

Bishii August 2-dii ee sannadkan, Alshabaab waxay deegaankaasi ku gubeen gaari ay la socdeen 3 Sarkaal oo ka tirsanaa Boliska Kenya

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories