HomeCaalamkaKu dhawaad 200 oo ka mid ahaa Ciidamadii dowladda ee D/Balad Xaawo...

Ku dhawaad 200 oo ka mid ahaa Ciidamadii dowladda ee D/Balad Xaawo oo gaaray Mandheera

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wargeyska Standard ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa qoray inay Ciiddankaasi u gudbeen Mandheera, kadib, weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Saldhigga Ciiddanka Dowladda ku lahaayeen Degmadda Beled-xaawo oo masaafo ahaan 4-KM u jirta xuduudka Kenya. Xiriiriyaha Gobalka W/bari Kenya, Maxamuud Saalax ayaa sheegay in Ciiddanka Soomaalida ee soo baxsatay lagu hayo Xarun ku taalla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska Standard ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa qoray inay Ciiddankaasi u gudbeen Mandheera, kadib, weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Saldhigga Ciiddanka Dowladda ku lahaayeen Degmadda Beled-xaawo oo masaafo ahaan 4-KM u jirta xuduudka Kenya.

Xiriiriyaha Gobalka W/bari Kenya, Maxamuud Saalax ayaa sheegay in Ciiddanka Soomaalida ee soo baxsatay lagu hayo Xarun ku taalla Mandheera, isla markaana lagu sameeyey Hub-ka-dhis dhamaystiran.

- Advertisement -

“Qaar ka mid ah waxay qabaan dhaawacyo,waxayna hubkooda iyo gaadiidkooda la soo galeen Mandheera” ayuu yiri Xiriiriyaha W/bari ee Kenya.

Waxa uu tilmaamay in Ciiddankaasi dib ugu laaban doonaan Saldhigooda Buulo-xaawo oo ay Alshabaab dib uga baxeen, waa sida uu hadalka u yiri.

Dhinaca kale,  Wargeyska Standard ayaa qoray inay Diyaaradaha Helikopteradda ee Ciiddanka Kenya duqeeyeen goobo ku yaalla Degmadda Beled-xaawo oo ay Alshabaab saakayto dagaal kula wareegeen.

- Advertisement -

Xigasho:Standard Media

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts