HomeCaalamkaInjineero u dhashay dalka Ruushka oo Hawlgal miino-baaris ah ka bilaabay dalka...

Injineero u dhashay dalka Ruushka oo Hawlgal miino-baaris ah ka bilaabay dalka Syria

Date:

Related stories

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

madaxweynaha Koonfur Sudan Oo Beddelay Guddoomiyihii Baanka Dhexe

Madaxweynaha Koonfur Sudan Salva Kiir oo xilka ka qaaday guddoomiyihii baanka dhexe Johnny Ohisa, isagoo bedel u magacaabay Addis Ababa Othow.

Trump oo dadka weydiiyay wax aan dhicin

Trump oo mar kale sheegay in dabayl la'aan ay sababtay in dadka aysan daawan karin dood siyaasadeed 2024. Khubaradu waxay sheegayaan in aanay jirin caddeyn muujinaysa dhacdadaas.

Maqaayad Xalaal Ah Oo Kala Qaybisay Faransiiska

Dagaal ku saabsan makhaayad digaag xalaal ah oo Paris ka taal ayaa noqday astaan u ah kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Faransiiska, iyadoo u dhexeeya duqa Sooshaalistaha iyo xisbiga far-left ee France Unbowed.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Raashiya ayaa lagu sheegay inay 175 Khubaro loo soo diray Syria, si ay u  kala furfuraan Miinooyinka ku aasan Degmadda Deyr Al-suur, halkaasi oo ay Ciiddanka Dowladda kula dagaalamayaan Kooxda Daacish. 40 ka mid ah Khubaradaasi waxaa horey loogu daad-gureeyey Saldhigga Ciiddanka Cirka Raashiya ku leeyihiin gudaha dalka […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Raashiya ayaa lagu sheegay inay 175 Khubaro loo soo diray Syria, si ay u  kala furfuraan Miinooyinka ku aasan Degmadda Deyr Al-suur, halkaasi oo ay Ciiddanka Dowladda kula dagaalamayaan Kooxda Daacish.

40 ka mid ah Khubaradaasi waxaa horey loogu daad-gureeyey Saldhigga Ciiddanka Cirka Raashiya ku leeyihiin gudaha dalka Syria.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Milliteriga Syria iyo Maleeshiyadda SDF ee ay Maraykanka taageeraan waxay labo jiho oo kala duwan kula dagaalamayaan Kooxda Daacish ee ku sugan magaalladda Deyr Al-suur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories