HomeCaalamka8 qof oo lagu dilay Toogasho ka dhacday dalka Maraykanka

8 qof oo lagu dilay Toogasho ka dhacday dalka Maraykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 8 qof oo uu ku jiray nin hubeysan ayaa lagu dilay Toogasho xalay ka dhacday Tuulladda Plano oo 32 KM dhanka W/bari kaga toosan magaalladda Dallas ee Gobalka Teksas ee dalkaasi. Afhayeenka Deegaanka Plano, David Tifley ayaa sheegay inay Saraakiisha Boliska toogteen Ninkii hubeysnaa ee ka dambeeyey dilka 7 qof iyo dhaawaca 2-kale, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 8 qof oo uu ku jiray nin hubeysan ayaa lagu dilay Toogasho xalay ka dhacday Tuulladda Plano oo 32 KM dhanka W/bari kaga toosan magaalladda Dallas ee Gobalka Teksas ee dalkaasi.

Afhayeenka Deegaanka Plano, David Tifley ayaa sheegay inay Saraakiisha Boliska toogteen Ninkii hubeysnaa ee ka dambeeyey dilka 7 qof iyo dhaawaca 2-kale, kuwaasi oo dad qangaar wada ahaa.

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa sheegaya in dad la toogtay ku sugnaayeen Xaflad ay ku daawanayey ciyaar K/cagta.

Dadka Deegaanka ee ku dhowaa Dhismahaasi ayaa sheegay inay maqleen ilaa 30- xabbadood oo la isku weydaarsaday dhismahaasi.

Dhinaca kale, Toogashadda ayaa noqotay mid si joogta ah maalin kasta uga dhacda dalka Maraykanka, waxaana la sheegay in ka badan 10,000 oo qof  lagu dilay shilalka lala xiriiriyo Hubka oo sannadkan ka dhacady dalkaasi.

- Advertisement -

Qiyaastii 270 ilaa 300 oo malyan oo qoryo ah ayaa lagu haystaa gudaha Maraykanka,taasi oo la micno ah inuu qofkiiba haysto qori

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts