HomeWararDhageyso:-Lix Maalmood kadib oo Maanta la’aasay dadkii lagu dilay weerarkii Bariire

Dhageyso:-Lix Maalmood kadib oo Maanta la’aasay dadkii lagu dilay weerarkii Bariire

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa Maanta mudo Lix maalmood kadib ah la aasay dadkii lagu dilay 25,kii Bishaan weerarkii ka dhacay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose,kuwaas oo gaaraya ilaa 10, Ruux. Meydadka dadkaan ayaa yaalay mid ka mid ah Garaashyada ku yaalla Magaalada Muqdisho kadib markii Ehelada dadkaas ay shaaciyeen in aan la’aasi doonin ilaa dowladda ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta mudo Lix maalmood kadib ah la aasay dadkii lagu dilay 25,kii Bishaan weerarkii ka dhacay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose,kuwaas oo gaaraya ilaa 10, Ruux.

Meydadka dadkaan ayaa yaalay mid ka mid ah Garaashyada ku yaalla Magaalada Muqdisho kadib markii Ehelada dadkaas ay shaaciyeen in aan la’aasi doonin ilaa dowladda ay ka cadeyso cidii dishay dadkaas.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa Guddi wasiiro ah u magacaawday in ay baaritaan dhab ah ka keenaan sababta ka dambeysa in dadkaas la laayo,iyada oo Maanta ay ku egtaahay waqtigii loo qabtay Guddiga.

Aaska waxaa ka qeybgalay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,oo uu ka mid yahay Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow,waxa ayna sheegeen in heshiis dhex maray dowladda iyo Ehelada dadkaasi Maanta suurtagashay in la Aaso.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaanada ka qeyb galay Aaska.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts