HomeWararSawirro:-Wasiirka Amniga oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayay Amniga dalka

Sawirro:-Wasiirka Amniga oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayay Amniga dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada muqdisho waxaa amanta ka furmay shir looga hadlayay sameynta qorshaha Amniga Qaranka ee 2020,kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada mniga Soomaaliya. Qorshaha shirkaan ayaa ah mid la xiriira si loo heli lahaa qorsho amni Sadanka 2020,si loogu guuleesto sugida amniga dalka. Shirka ayaa waxaa ka qeybaglay Masuuliyiin ka kala socday dowlad goboleedyada dalka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada muqdisho waxaa amanta ka furmay shir looga hadlayay sameynta qorshaha Amniga Qaranka ee 2020,kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada mniga Soomaaliya.

Qorshaha shirkaan ayaa ah mid la xiriira si loo heli lahaa qorsho amni Sadanka 2020,si loogu guuleesto sugida amniga dalka.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa ka qeybaglay Masuuliyiin ka kala socday dowlad goboleedyada dalka ka jira,iyo sidoo kale wufuud heer Caalami ah,wxana furay shirka Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale.

Wasiira oo khudbad halkaasi ka jeediyay ayaa sheegay in Wasaradu ay diyaarisay qorshooyinka dhanka amniga ah,waxa uuna arintaan uga mahad celiyay Beesha Caalamka oo uu sheegay in ay ka caawiyeen.

Sawirro

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts