HomeWararCiidamo Huwan ah oo Caawa ku hoyanaya deegaanka Bariire

Ciidamo Huwan ah oo Caawa ku hoyanaya deegaanka Bariire

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Aroornimdii hore ee Saakay ayaa waxaa deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa weerar Afarta dhinac ah ku qaaday ciidamo huwan ah oo ka kooban,Amisom kuwa dowladda iyo kuwo Cadaan ah. Dagaal mudo saacado ah socday kadib ciidamada Huwanta y u suurtagashay in ay sibuuxda ula wareegaan deegaanka Bariire halkaas oo ay mudo dhowr sano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aroornimdii hore ee Saakay ayaa waxaa deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa weerar Afarta dhinac ah ku qaaday ciidamo huwan ah oo ka kooban,Amisom kuwa dowladda iyo kuwo Cadaan ah.

Dagaal mudo saacado ah socday kadib ciidamada Huwanta y u suurtagashay in ay sibuuxda ula wareegaan deegaanka Bariire halkaas oo ay mudo dhowr sano ah Gacanta ku hayeen ciidamo ka tirsn Al-Shabaab.

- Advertisement -

Ciidamada Huwanta ah ayaa fariisimo ka samestay Duleedka degaanka Bariire,iyada oo la soo sheegayo in caawa xoogaa rasaas Goos Goos ah laga maqlay deegaanka Bariire.

Dowladda Soomaaliya weli ma faah faahin dagaalkaas iyo Khasaaraha Guud ee ka dhashay,waxana dadka deegaanka qaarkood ay sheegeen in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo labada dhinac kala gaaray.

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts