HomeWararAkhriso:-Dilal xalay ka dhacay degmada Guriceel

Akhriso:-Dilal xalay ka dhacay degmada Guriceel

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in xalay halakaasi ay siyaabo kala duwan uga dhaceen dilal kala duwan. Ilaa laba Ruux ayaa la sheegay in xalay lagu dilay degmada Guriceel,mid ka mid ah dadka la dilay ayaa rasaas lagu furay xili uu ku sugnaa Goob maqaaxi ah waxana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in xalay halakaasi ay siyaabo kala duwan uga dhaceen dilal kala duwan.

Ilaa laba Ruux ayaa la sheegay in xalay lagu dilay degmada Guriceel,mid ka mid ah dadka la dilay ayaa rasaas lagu furay xili uu ku sugnaa Goob maqaaxi ah waxana sidoo kale dhaawac soo gaaray dadkale.

- Advertisement -

Arintaan ayaa lala xiriirinayaa dhanka aanooyinka qabiilka ah,oo maalmihii la soo dhaafay ka jiray qeybo ka mid ah degmada Guriceel oo horay uga dhaceen dilal kala duwan.

Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maamula Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljamaaca,waxana ay hada wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay dilalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts