HomeWararMadaxweynihii xilka laga qaaday oo Maanta ku wajahan Magaalada jowhar

Madaxweynihii xilka laga qaaday oo Maanta ku wajahan Magaalada jowhar

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Cali Cabadulalahi Cosoble Madaxweynihii Maamulka Hir-Shabelle oo ay shalay xilkii ka qaadeen baarlamaanka Maamulkaas ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Jowhar.

Cosoble ayaa Maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho,iyada oo ay ku furnaayeen Mowjado Siyaasadeed oo kaga imaanayay dhanka xildhibaanada Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ugu dambeyn xilkii ka qaaday.

lama oga talabada xigta ee la qaadi doona,welina dhankiisa kama hadlin Cosoble xilka qaadista ay ku sameeyeen Xildhibaanada.

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle y haatan waxa laga dareemayaa guluf dhanka Siyaasada ah,iyada oo ay jiraan Xildhibaano kale oo diidan xilka qaadista Cosoble.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories