Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya Abuukaate Mahdi Maxamud Guuleed,ayaa Gordhow Xarunta maamulka Gobolka Banaadir ka furay shirka Daafurka maareynta maaliyada dad Weynaha.
Kulanka  Waxaa ku sugan Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaarda amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed iyo marti kale.
Kulanka ayaa ah kii ugu horeeyay ee la qabto tan  in iyo burburkii dalka ka dhacay ee Sanadii 1991.
Masuuliyiinta ka qeybgalaysa kulanka ayaa hada halkaasi khubado kala duwan ka jeedinaya,sida uu soo sheegayo Wariyaheena Cabdi Naasir Yuusuf Socdaal.
Sawirro