HomeWararAkhriso Magacyada Saraakiisha Al-Shabaab ee Hogaamineysa dagaalka lagu qaaday Muqtaar Rooboow

Akhriso Magacyada Saraakiisha Al-Shabaab ee Hogaamineysa dagaalka lagu qaaday Muqtaar Rooboow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab iyo ciidamo kale oo uu wato Sheekh Muqtaar Rooboow,oo horay uga mid ahaa Al-Shabaab balse Mareykanka uu ka saaray Liiska waxa loogu yeero  Argagaxisada. Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray deegaanka Abal ee Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab iyo ciidamo kale oo uu wato Sheekh Muqtaar Rooboow,oo horay uga mid ahaa Al-Shabaab balse Mareykanka uu ka saaray Liiska waxa loogu yeero  Argagaxisada.

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray deegaanka Abal ee Gobolka Bakool oo fariisin u ah Ciidamo uu wato Sheekh Muqtaar Rooboow,waxana lagu soo waramayaa in dagaalka uu weli halkaasi ka socdo.

- Advertisement -

Wararka ay Dalsan heleyso ayaa waxa ay sheegayaan in Saraakiisha Al-Shabaab ee dagaalka ka dhanka ah Muqtaar rooboow ay ka mid yihiin Sheekh Xasan Yacquub oo ah Wakiilka Al-Shabaab ee Gobolka Galgaduud iyo Sheekh Macalin Gedow,oo ah wakiilka Al-Shabaab ee Gobolada) Baay iyo Bakool).

Weli macada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas,waxaana dadka ku nool deegaanka Abaal ee gobolka Bakool ay sheegayaan in ay weli maqlayaan jugta Culus oo ay isku ridayaan Maleeshiyaadka uu hoggaaminayo Muqtaar rooboow iyo kuwa Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts