HomeWararWariye Axmed Kismaayo oo Saakay geeriyooday

Wariye Axmed Kismaayo oo Saakay geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Saakay Isbitaal ku yaala dalka india ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Wariye Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismaayo) oo horay ugu soo Shaqeeyay Idaacadda BBC,da laanteeda Afka Soomaaliga. Axmed Kismaayo ayaa mudooyinkii u dambeeyay xanuunsanayay iyada oo Xaalada Caafimaad darteed loo geeyay dalka India balse saakay ugu dambeyn uu u geeriyooday Xanuunka hayay. Axmed Kismaayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Saakay Isbitaal ku yaala dalka india ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Wariye Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismaayo) oo horay ugu soo Shaqeeyay Idaacadda BBC,da laanteeda Afka Soomaaliga.

Axmed Kismaayo ayaa mudooyinkii u dambeeyay xanuunsanayay iyada oo Xaalada Caafimaad darteed loo geeyay dalka India balse saakay ugu dambeyn uu u geeriyooday Xanuunka hayay.

- Advertisement -

Axmed Kismaayo ayaa sidoo kale horay u soo noqday gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Maamulka Puntland,balse markii dambe uu xilkaas iskacasilay xili ay socotay doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka qeybta Puntland ka soo gashay.

Geerida Marxuumka ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyaga oo sheegay in uu ahaa Nin dadaal badan dadkuna ay jeclaayeen.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts