HomeWararCiidamada dowlada iyo Amisom oo la wareegay Goobo Mihiim ah

Ciidamada dowlada iyo Amisom oo la wareegay Goobo Mihiim ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saacadihii la soo dhaafay howlgal ay sameeyeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa waxa ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe. Saraakiisha Ciidamada dowladda ee gobolkaas ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in tuulooyin hoostaga degmads Mahadaay ay Ciidamadu kala wareegeen Al-Shabaab sida,Cali Fooldheere , War Ciise iyo tuulooyin kale. Barta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay howlgal ay sameeyeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa waxa ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe.

Saraakiisha Ciidamada dowladda ee gobolkaas ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in tuulooyin hoostaga degmads Mahadaay ay Ciidamadu kala wareegeen Al-Shabaab sida,Cali Fooldheere , War Ciise iyo tuulooyin kale.

- Advertisement -

Barta twetter-ka ee Amisom sidoo kale lagu qoray Warkaan,waxaana sidoo kale la sheegay in waxgaradka ku nool deegaanada lala wareegay laga dalbaday la Shaqeynta Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Deegaano kale oo ka tirsan Gobolkaasi Shabeellaha dhexe ayaa weli waxaa Gacanta ku haya Al-Shabaab,iyada oo saraakiisha ciidamada dowladda ay sheegeen in ay la wareegi doonaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts