HomeMaqalDhageyso:- Faah faahinta qarax ka dhacay degmada Buulo-Mareer ee Shabeellaha Hoose

Dhageyso:- Faah faahinta qarax ka dhacay degmada Buulo-Mareer ee Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose,qaraxaas oo ahaa Miinada Nooca dhulka lagu Aaso. Qaraxaab  ayaa la dhigay Wadada dhexdeeda halkaas oo ah Goob ay dadka Shacabka ah maraan sida uu radio Dalsan u sheegay Muxudiin Khaliif Caliyow oo ah Guddoomiye ku xigeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose,qaraxaas oo ahaa Miinada Nooca dhulka lagu Aaso.

Qaraxaab  ayaa la dhigay Wadada dhexdeeda halkaas oo ah Goob ay dadka Shacabka ah maraan sida uu radio Dalsan u sheegay Muxudiin Khaliif Caliyow oo ah Guddoomiye ku xigeenka degaanka Kuntur-waarey ee gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Miinadaaas loogu talo galay Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom oo ku wajahnaa degmada Baraawe balse inta aysan soo gaareen goobta Miinada ay qaraxday sababo la xiriira in halkaasi uu roob ka da’ay.

Waxa uu sheegay in aysan jirin cid qaraxaasi wax ku noqotay,islamarkaana ay iyagu tageen goobta uu qaraxa ka dhacay,mana jirin howlgal ay sameeyeen Ciidamada dowladda ee Goobta gaaray.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts