HomeMaqalHay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo sheegtay in uu yaraaday isticmaalka Baasaboorka Ajnabiga

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo sheegtay in uu yaraaday isticmaalka Baasaboorka Ajnabiga

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maxamed Aadan Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ku dadaaleen sidii Shacabka Soomaaliyeed ay si hufan u wada qaadan lahaayeen Baasasboorka Soomaaliga ai uu u yaraado qaadashada Baasaboorka Ajnabiga. Isagoo ka qeybgalayay Barnaamij ka abxa Warbaahinta Dowladda ayaa waxa uu sheegay in haatan dadka Soomaliyeed badankood ay yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Aadan Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ku dadaaleen sidii Shacabka Soomaaliyeed ay si hufan u wada qaadan lahaayeen Baasasboorka Soomaaliga ai uu u yaraado qaadashada Baasaboorka Ajnabiga.

Isagoo ka qeybgalayay Barnaamij ka abxa Warbaahinta Dowladda ayaa waxa uu sheegay in haatan dadka Soomaliyeed badankood ay yihiin kuwo wata Baasaboorka Soomaaliga taasna ay keentay dadaal farabadan oo ay sameysay Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale isagoo siihadlayay ayaa waxa uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay dhibaato ku qabaan helida Visaha dalkaasi taasna ay kala hadleen  Masuuliyiinta dalkaas tasna ay ugu wacan tahay sababo la xiriira dahnka amniga.

Hoos Ka Dhageyso Codka Agaasimaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts