HomeWararDEG DEG:-Nin Oday ah oo goordhow lagu dilay degmada Warta-Nabadda

DEG DEG:-Nin Oday ah oo goordhow lagu dilay degmada Warta-Nabadda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War goordhow soo gaaray Warqabadaka Radio Dalsan Muqdisho ayaa goordhow waxa uu sheegayaa in qeybo ka mid ah degmada Warta-Nbada lagu dilay Nin Oday ah oo ka mid ah dadka deegaanka. Dilka ayaa ka dhacay Xaafada lagu magacaabo Xamar Bile meel aan ka fogeen Saldhiga degmada Warta-Nabada,waxana la sheegay in Ninka Odayga ah isagoo goob […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War goordhow soo gaaray Warqabadaka Radio Dalsan Muqdisho ayaa goordhow waxa uu sheegayaa in qeybo ka mid ah degmada Warta-Nbada lagu dilay Nin Oday ah oo ka mid ah dadka deegaanka.

Dilka ayaa ka dhacay Xaafada lagu magacaabo Xamar Bile meel aan ka fogeen Saldhiga degmada Warta-Nabada,waxana la sheegay in Ninka Odayga ah isagoo goob Maqaaxi ah oo Shaaxa laga cabo fadhiya lagu dilay.

- Advertisement -

Ninka la dilay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Siciid Kaarshe,Macada waxa uu qaban jiray ninkaas iyo cida ka dambeysa dilkiisa balse,dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in qofkii ka dambeeyay dilka Odayga uu goobta isaga baxsaday.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts