HomeWararDhageyso:-Qoyska Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu jirdilo dalka Norway oo baaq u diray...

Dhageyso:-Qoyska Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu jirdilo dalka Norway oo baaq u diray Madaxda dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cabdifitax Axmed Xasan oo ah Muwaadin Soomaliyeed islamarkaana ku xiran mudo 10,Sano ah Wadanka Norway,isagoo aan wax Maxkamad ah la soo taagin ayaa Qoyska Cabdifitax oo Maanta soo agaray Xarunta dhexe ee Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho codsaday in laga qeyb qaato siideynta wiilkooda. Nuur Cali Shariif oo Abti u ah Cabdifitaax ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdifitax Axmed Xasan oo ah Muwaadin Soomaliyeed islamarkaana ku xiran mudo 10,Sano ah Wadanka Norway,isagoo aan wax Maxkamad ah la soo taagin ayaa Qoyska Cabdifitax oo Maanta soo agaray Xarunta dhexe ee Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho codsaday in laga qeyb qaato siideynta wiilkooda.

Nuur Cali Shariif oo Abti u ah Cabdifitaax ayaa sheegay in ay soo gaartay in Subax walba Xabsiga dhexdiisa lagu dhibateeyo  lana jirdilo,islamarkaana dhawaan uu booqday Agaasimaha Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya dalka norwey uuna ka warqabo.

- Advertisement -

Codheer ayaa waxa uu uga dalbaday madaxda ugu sareysa dowaldda Soomaliya Wasaarada Arimaha Dibadda iyo waliba sidoo kale Hay’adda waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan sidii uu xuriyadiisa u heli lahaa.

Hadalka ka soo baxay Ehelada Cabdifitax Axmed Xasan oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo ku xayiran dalak norwey ayaa ku soo aadaya xili xalay Madaxweyne Farmaajo,uu sheegay in dowladda Sooamaliya ay wado qorsho lagu doonayo in xuriyadooda ay dib u heleen Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka dibaddiisa ku xiran.

Hoos Ka Dhageyso Codka Mid ka mid ah Ehelada

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts