HomeWararAl-Shabaab ayaa Weerar gaadmo ah ku dishay 4 ka mid ah ...

Al-Shabaab ayaa Weerar gaadmo ah ku dishay 4 ka mid ah ilaalada Gudoomiyaha deegaanka Halgan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegaayn in dagaalyhano ka tirsn l-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku dileen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya gaar ahan ilaalada Gudoomiyaha degaanka Halgan. Ilaa Afar ka mid ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen weerarkaas oo ka dhacay duleedka deegaanka Halgan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegaayn in dagaalyhano ka tirsn l-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku dileen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya gaar ahan ilaalada Gudoomiyaha degaanka Halgan.

Ilaa Afar ka mid ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen weerarkaas oo ka dhacay duleedka deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan,sida ay sheegeen dadka deeganka.

- Advertisement -

Weli Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo waliba Maamulka deeganka Halgan faah faahin dheeraad ah kama bixin weerarka lagu dilay ilaalada gudoomiyaha deegaanka Halgan.

Dhanka kale xiriir ana la sameynay maamulka deeganka Halgan ee Gobolka hiiraan ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino weerarkaas lagu dilay Afarta Askari ee ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts