HomeWararPuntland oo soo bandhigtay Sawirrada fariisimihii ay Al-Shabaab kala wareegtay

Puntland oo soo bandhigtay Sawirrada fariisimihii ay Al-Shabaab kala wareegtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Mudo ka badan 4 Maalmood Ciidamada MAAMUL GOBOLEEDKA Soomaaliyeed ee Puntland waxa ay howlgallo ka wadeen deegaano u dhow dhow Buuraha Calmadoow ee Gobolka Bari halkaas oo la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin dagaaltahano ka tirsan Al-Shabaab. Hawlgalkan oo si joogta ah uga socday deegaanada kala ah Madarshoon,Diindigle,Biyo Madow iyo Mariidle ee Buuraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudo ka badan 4 Maalmood Ciidamada MAAMUL GOBOLEEDKA Soomaaliyeed ee Puntland waxa ay howlgallo ka wadeen deegaano u dhow dhow Buuraha Calmadoow ee Gobolka Bari halkaas oo la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin dagaaltahano ka tirsan Al-Shabaab.

Hawlgalkan oo si joogta ah uga socday deegaanada kala ah Madarshoon,Diindigle,Biyo Madow iyo Mariidle ee Buuraha Cal Madow ayey ciidamadu soo bandhigeen Qalab ay kala wareegeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland oo Saxaafada la hadlay howlgalka kaidb ayaa wax ay sheegeen in intii uu howlgalk socday ay dagaal ku dileen ilaa 18 Askari oo ka tirsan Ciidamada Al-Shabb sida ay hadlka u dhigeen.

Weli Al-Shabaab dhankooda kama hadlin howlgalka ay Saraakiisha Puntland ku sheegen in ay kula wareegeen fariisimihii Al-Shabaab ee Buuraha Calamadoow ee Gobolka Bari Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Hoos ka Daawo Sawiradda

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts