HomeWararMagaalooyin ka mid ah Kenya oo Bandow lagu soo rogay

Magaalooyin ka mid ah Kenya oo Bandow lagu soo rogay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in iminka heegan buuxa la geliyaay kadib markii ay soo gaartay Cabsi ku aadan in ay suurtogal tahay in Al-Shabaab ay weeraro ka geestaan Magaalooyinka dalkaas. Dhowr magaalo oo ka mid ah dalka Kenya ayaa Bandow lagu soo rogay,waxana ka mid ah Gaarissa, Lamu iyo tana river,iyadoo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in iminka heegan buuxa la geliyaay kadib markii ay soo gaartay Cabsi ku aadan in ay suurtogal tahay in Al-Shabaab ay weeraro ka geestaan Magaalooyinka dalkaas.

Dhowr magaalo oo ka mid ah dalka Kenya ayaa Bandow lagu soo rogay,waxana ka mid ah Gaarissa, Lamu iyo tana river,iyadoo la arkayo Ciidamada Kenya oo meel walba taagan.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidamada Kenya ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in Bandowgaan uu socon doono ilaa laga xaqiijinayo amniga Guud ee Magaalooyinka dalka Kenya.

Shalay aya Warar soo baxayay waxa ay sheegayeen in Magaalada Lamu lagu gowracay ilaa Sagaal ruux kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen Al-Shabaab.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts