HomeWararDhageyso:-Waa sidee Dareenka Somalida kunool Sacuudiga ee Xiriirka Somalia iyo Sacuudiga.

Dhageyso:-Waa sidee Dareenka Somalida kunool Sacuudiga ee Xiriirka Somalia iyo Sacuudiga.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii qaar kamid ah wadamada Khaliijka ay shaaciyeen in xiriirkii diplomaasiyadeed ay u jareen Dalka Qatar,ayaa wadamo kamid ah Ururuka Jaamacada Carabta ay go,aankaa ku taageereen qaar kamid ah oo ay Somalia kujiro meel dhexaad ayey iska taageen xiisadaas siyaasadeed. Isbaheysiga uu Sacuudiga hogaamiyo ee ka dhanka ah Dalka Qatar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii qaar kamid ah wadamada Khaliijka ay shaaciyeen in xiriirkii diplomaasiyadeed ay u jareen Dalka Qatar,ayaa wadamo kamid ah Ururuka Jaamacada Carabta ay go,aankaa ku taageereen qaar kamid ah oo ay Somalia kujiro meel dhexaad ayey iska taageen xiisadaas siyaasadeed.

Isbaheysiga uu Sacuudiga hogaamiyo ee ka dhanka ah Dalka Qatar ayaa Somalia ku cadaadinaya in ay go’aan Qaadato,wafdi ka socda khaliifka ayaana todobaadkii hore yimid Muqdisho,dhinaca kale Dowlada Qatar ayaa ku howlan sidii ay taageero uga kasbanlaheed Dowlada Somalia oo wakiilo ka socda Dowladaas ayaa waxa ay  la kulmeen Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Waxaa sii kordhaya walaaca ay qabaan dadka Somalida ee kunool dalka Sacuudiga kuwa Sharciga heesta iyo kuwa aan sharci u heesan joogitaanka wadankaasi.

Aqoonyahay Xasan Xeyle Tooxoow oo kunool Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa Wareysi uu siiyay Radio Dalsan waxa uu kaga  sheekeeyay dareenka ay qabaan Somalida Sacuudiga,waxaana uu ku baaqay in dowlada ay qaadato go’aan aan dhibaato u horseedeen Somalida Sacuudiga.

Halkan Ka dhageyso Aqoonyahan Xasan Xeyle:

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts